
Abdi Bile Abdi

Seyid Mohamed Abdulle Hassan hogaamiyihii Daraawishta

Abdirashid Ali Sharmarke
Madaxweyne:
1966-1969

Adan Abdulle Osman (Cadde)
Madaxweyne:
1960-1966

Mohamed Siad Barre
Madaxweyne:
1969-1995

Abdullaahi Yusuf
Madaxweyne dowladagoboleedka Puntland.

Ali Khaliif Galayd
Ra'iisul wasaare

Mohamed Ibraahim Cigaal
madaxweyne dowladgoboleedka Somaliland

AbdulQasim Salad Hassan
madaxweyne dawlada Garta: 2000
|
Taariikhdu
waa ma guuraan, waana waxa ay dadku iska dhaxlaan.Wiil
wiilkiis, qarniba qarni.
Hadii aad tahay nin aan waxba ka aqoon taariikhda kuuma dara
adiga, laakiin waxay u darantahay wiilkaag. Aabuhu waa in
uu uga sheekeeyaa wiilkiisa wixii hore u dhacay iyo sida ay
ku dhamaatay. Maha in looga sheekeeyo waxay labo qabiil isku
sameeyeen waxaad uga sheekayn kartaa sida dhaqanku yahay oo
kale sida mar ay kula soo gudboonaatay xaala madaxaaga ku
reebtay raad oo kale iwm. |
Dhismo Ayaan
ku wadnaa insha-allah kol dhow baanu soo bandhigi boga
Taariikhda
| Dhalashadii
Sayid Maxamed Cabdulle Xasan |
 |
|
| Wax lala yaabo ma aha haddii nin
wadaad ahi dadku ka dhashay ka tago ama ka guuro. oo degmo
kale dhex dego; ha yaqaano ama yuu aqoone, ha ka fogaadeen,
ama ha u dhowaadeen, sidaa suna waa culimada alabkeeka, meel
kastna ha joogeene maxaa yeelay ninka wadaadka ahi wuxuu yahay
oo dadka meeshaa uu tegey deggan la walaal yahay, oo iyaguna
diinka ka baranayaan, isna xoolo iyo xurmaba ka helaayo. Riix
halkan>>> |
| Warqadii
ina Cigaal udiray Yuhuuda |
 |
|
|
|
Sida Doxorka
Iiddoor Annaan Duud Xammaal Noqon

Sawirkan Xaqiiqdiisa Qofka raba waxuu ka
helayaa Book ah British Somaliland, by
Ralph E. Drake-Brockman, 1912. Waa Gabadh Caddaan ah oo
Diidday Inay Dhulka ku socoto & Nin In la xammaalo oo Dusha lagu
qaado la isu diyaarinayo, waxayna joogaan Xeebta. Beesha Isaaqna
ay dusha ku xambaareen!!
|