Dhaantada Guuxa
Gabayga Asbuuca
Aano  Baal- Baal
Iidoor u ducaynaya Ingiriiska
Halkan ka Dhagayso
 

Hoyga Suugaanta Golkhatumo

Xine Iyo Murtidiisii

Aw Jaamac

Dhoodaan

Idaajaa

Adan carab

 Yam Yam

Jaamac Kediye

 
Balliga Shangale
Home
Gabayada
Maqal
Mahmaahyo
Halqabsi
Guba
Taariikh
Abwaanada
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Sheekooyinka Iyo Murtida

Seyid Maxamed Cabdulle Xasan

TAARIIKH KOOBAN

Seyid Maxamed Cabdulle Xasan wuxuu kudhashay baliga lamagacbaxay Sacmadeeqo oo qiyaastii 11km (7mayl) woqooyi kaxiga Buuhoodle. Sannadkii uu seyidku dhashay waxay taariikhdu ahayd 1856, taas oo ahayd gu' barwaaqo ah oo la oran jirey Gobaysane. Hooyadiis waxaa la oranjirey Carra Seed Magan.

Abaarihii 1892 wuxuu u kicitimay Maka iyo Madiina, waxayna is raaceen 13 wadaad oo kale.

1895 ayuu seyidku kusoo laabtay dalka Soomaaliya, wuxuuna kasoo degey xeebta magaalada Berbera.

Waxaa taariikhdu werisey in markii uu Seyid Maxamed kasoodegey doonidii uu lasocday uu ingiriisku weydiiyey in uu bixiyo cashuur, wuxuuna ugu jawaabay: "Adiga yaa cashuurtii kaa qaaday markaad halakan ka soo degtay?". Dabadeedna afceliyihii baa kuyiri ingiriiskii "waa wadaad waalane inaka daa". Sidaa daraadeed waxaa ingiriisku ku magcaabay wadaadkii waalaa. Tuducdaas taariikheed waxaan kasoo xiganay buug ay qoray wasaaradii hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya sannadkii 1973dii.

 

 

Maqalka Gabayada

Xine Iyo Murtidiisii

Xaqiri Maayo Calanka
Miyi&MagaaloDumarka
Sheekadii Maadaama
Caynka &Curad
Geel&LO' Qabaa'ilka
Nabi Luud&Habarjeclo
Abwaan Maaweel
Maxaan U Hubsanaa
Digasho Dhulbahante
Xarbi Sade
Daraydii Jidbaale
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

View My Guestbook

Sign My Guestbook

Fariin Qaadahu Waa Halkan

 

 

Copyright © 2001 Golkhatumo Online. All rights reserved.