Dhaantada Guuxa
Gabayga Asbuuca
Aano  Baal- Baal
Iidoor u ducaynaya Ingiriiska
Halkan ka Dhagayso
 

Hoyga Suugaanta Golkhatumo

Xine Iyo Murtidiisii

Aw Jaamac

Dhoodaan

Idaajaa

Adan carab

 Yam Yam

Jaamac Kediye

 
Balliga Shangale
Home
Gabayada
Maqal
Mahmaahyo
Halqabsi
Guba
Taariikh
Abwaanada
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Sheekooyinka Iyo Murtida

Gabayga, geeraarka iyo maansada idileed waxay kaydiyaan dhaqanka ummada.Waxaa loo xafidi jiray siyaabo kale duwan.Gabayada iyo Maansada kaleba waxaa loo adeegsadaa warfaafinta ummada marna lagu kiciyo marna lagu dejiyo si xoogana ula socota wakhtiga Gabaygu wuxuu ahaa kan ugu sarreeya.Maansada oo idil.Wuxuu ahaa hubka ugu weyn oo la adeegsado haddii dagaalka ka dhex dhaco beelaha miyiga. Abbaanduulaha ciidamada beelaha wata waxay kaxaysan jireen rag gabyaa ah oo ciidanka gabayo guubaabo ah u tirin hal ama qaalin geel ah oo la odhan jiray (Hashii gabay).
Taasoo uu ku mutaystay Aftahannimadiisa iyo qiimaha uu ku lahaa bulshadiisa.

Sidoo kale gabayaagu door fiican buu ka cayaari jiray raadinta nabada.Haddii laba qolo is dagaasho oow ax kala celiya la waayo waxaa loo yeedhi jiray nin gabayaa ah oo labada qolo dhexdhexaadin jiray oo gabay "Maslaxaad" ah u tirin jiray.Sidaas bayna ku kala joogsan jireen.Waxaa dalka Soomaliya yimid bartamihii qarniga 19aad nin Ingiriis ahaa oo la odhan jiray(Richard Burton) oo qoray buugga la yiraahdo (First steps in East Africa-Socdaalkii ugu horreeyey Afrikada bari),ninkaas waxa uu ku sheegay dadka Soomalida inay yihiin dad wada gabya, wax kastana la isu sheego gabay, iyo Suugaan. Nasiibdarro,xilligaas gabayo aad u faro badan oo la tiriyey iyo rag aad u badnaa oo gabyaa ahaa ayaa lumay ama dayacmay.waxaan sabab u ahaa arrintaas ilbaxnimada qoraalka iyo far wax lagu qoro oon midna jirin miyiga Soomaliyeed markaa waxaan isku dayeynaa in an isku dayno mardanbe in aysan Suugantu mar danbe lumin waxii aan heli karno si aan taariikh deena iyo suuganteenu u xafidan

 

 

Maqalka Gabayada

Xine Iyo Murtidiisii

Xaqiri Maayo Calanka
Miyi&MagaaloDumarka
Sheekadii Maadaama
Caynka &Curad
Geel&LO' Qabaa'ilka
Nabi Luud&Habarjeclo
Abwaan Maaweel
Maxaan U Hubsanaa
Digasho Dhulbahante
Xarbi Sade
Daraydii Jidbaale
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

View My Guestbook

Sign My Guestbook

Fariin Qaadahu Waa Halkan

 

 

Copyright © 2001 Golkhatumo Online. All rights reserved.