|
Shiiqso
garowgaaga
...........................................................................................
Gabaygan
intan bana ka heynaa ee soo dira
Shallaadka
iyo Qur'aanka aad akhriyi shicirka eedaanka
Waxba hays shirrabin waan arkaa shiikh in aad tahay
eh
Shardi
bay dhigteen awgayoow shan aan u weynahay eh
Ninka aan shir iyo heemaal lahayni sharaf ka dheeraaye
Karuur shawleh caanaha shimaal looma soo shubo eh
Adigaa
shabeelle iyo yaqaan sheelihii webiyeh
Adiga ayay degmadu kuu shidhayn wanan la shiilaaye
Orod aayar sii shabakaxso oo shiiqso garowgaaga.
|