Cali-Dhuux Adan

Soofoow
...........................................................................................

Gabaygan intan bana ka heynaa ee soo dira


Soofoow sa'dii gabay beryahan waan ka saahidaye
Adiga uun baan sidaad tahay arkaye suubbi ma lahayn eh
Sannadka aad Ogaadeen tagtaba waad silloontahay eh

Sinta dhuuban seedaha melmelan dabada seynbaarsan
Sidii geel salaaf laga turqay iyo siig bukaad tahay eh

Soddoh wacan, suldaan gabadha dhalay sulubyo reer Nuur ah
Haddaad seeddi leedahay ku jecel saas ma noqoteen eh
Waar saaxiibaddaa baa ahayd saymo lagu reebye


Gabaygani waa qabyo ee hadii aad haysid,
isaga oo dhan fadlan halkan hoose noogu soo dir.

Your e-mail:
Name
Telefon
Country

Halkan kufaahfaahi dalabaadkaaga iyo wixii fariin ah ee aad noo soo jeedin lahaydba.

 


<Top>

By: Ahmed H Aden <Shaxda Buuhoodle> (Shaxda.com)