Beeneey Waa Run

 

 Beeneey Waa Run.
Waxaa jirta in aan Golkhatumo ku soo daabacnay Sawir ka run sheegaya Taariikhdii foosha xumayd ee Gumaysigii Ingiriiska iyo Miiradii u Shaqayn jirtay iyo dhaqamadii foosha xumaa  ee lagula dhaqmi jiray dadkii Gaalada mooday Ehelkood oo Safar uga maqnaa sidii uu Cali jaamac habiilba lahaa

Gaal maxasta ku dhowra oo magansataa Dhaama

 kolkii aanu so daabacnayna waxaa soo baxay Qolyo meel ay ciirsadaan waayey oo Been  taariikh ka dhigtay filayeyna in lagu daynayo Cantara baqashka ay dadka so hor dhigeen


 Runta waxa la yidhaahdaa waa Dariiq miino ku aasan tahay oo aan haddana laga maarmin marideeda . lagana filayo kolkaad been sheegto in Miinadaas dhabada xaqiiqda ku aasan kugu uugaanto, waxaa haddaba jira qolyo waab yar ka dhex waabtey aalladan casriga ah aflagaado iyo suugaan boob ku xardha kana sariigan beenta iyo feegaar aan loo miidaan dayin.

 

Waxaa haddaba jirta haddaan usoo daaddagno qoraalka in sawiro been ah ay ku soo xardheen waabka yar ay waabteen oo ka been sheega taariikhda(halkan ayaa lagu riday Sawir PhotoShop Edit lagu soo sameeyey oo ay uga badaleen Originalkii uu ahaa; waa Album free ah oo qof kastaa sawir gashan karo, edit ku samayn karo waxa u doonana ku qori karo

 "Riix si aad u Aragto"

Waxa ku kalifayna beenta intaas le'eg waa markii aanu soo daabacnay Sawir laga so qaaday xilligii ay Gaalada awoowoyaashood u shaqayn jireen una qaban jireen waxyaalo aanu xitaa kala xishoonay in aan ummada usoo bandhigno .

Iyadoo la waayey wax ay taariikhdaas foosha xun ku difaacan bay waxay ku kaliftay Sawir laga so qaaday Zinzibaar ku sheegeen beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed

Annagoo halkan cadaynta sawirka ku soo gudbin doona cida qaatay xilliga la qaaday iyo Sawirka "Originalkiisa" intaan been lagu xardhin



Hadadaba nala dheegta Beentii la qabtay

Beeneey Waa Run

Sawiirka magaciisa laga badalay waxa laga dhiigay " "A Slave gang of the Darod in Zanzibar""

Halkan Guji siaad u Aragto Meesha lagala so Baxay


Origianal Picture (real picture) Sawiirka Sax ah: Halkan Guji si aad u Aragto Sawirka oo Sax ah oo weyn


Waxa kale been ah Sawirka ninki sameeyey maha J. A. Buchanan sida wax ma garatada beenta malmaluuqday qoreen , Ninka sawirka sameey waa Mr William A Churchill.

Sawirka Mr William A Churchill wuxu ku qoray "A Slave Gang in Zanzibar" ma ku qorin "A Slave gang of the Darod in Zanzibar" sida Idoorku sheegeen

Halkan waxa oo cadeyn ah Ninka sawirka sameeyey magaciisa, Magaca sawirka iyo tariikhda sawirka la sameeyey.

"Prove Ama Xaqiiq  halkan Akhriso:


A Slave Gang in Zanzibar, sketch by Mr. W. A. Churchill, The Illustrated London News (March 16, 1889). 9 1/4 x 6 inches, b/w. $25


Dadkii Gaalada ku odhan jiray awoowayaashood

Sidii naag Dhali weydey
Oo dhawaan Eebbe wax siiyey
Oo Dhabta Wiil yar ku haysa
Ingiriiskii Dhaladkiiyow
Waanu kuu dhago beelnee
Halkee kaa Dhunkanaa!!

 

Annaga hana eersanina ee Awoowgaa haduu taariikh xun ku sameeyey isaga u dacwood
Beeni Taariikh ku noqonmayso Been Haddaad sheegaysid been run u eg Sheeg

Waxaa Jirtay Allaha  unaxariistee Sheekh Bashiir in Burco Gumaysigii Ingiriisku ku dilay Maydkiisana la dhigay Dixda Burco  dad weynihii deganaa la yidhi daawada iyadoo Dilka Sheekh Bashiir ay ka danbeeyeen dad ay isku beel ahaayeen oo gaalada gacanta usoo gashay ayaa waxaa ka xanuunsaday sida sheekh bashiir loo dilay Abwaankii Xaaji Adan Af qalooc Allaha u naxariistee oo gabaygan ka tirshay

Duhur baa Bashiir lagu Shannaqay Daar agtiina ahe
Damal la hargalaabay jabsheen Waqay duloobeene
Dahriga iyo Laabtay rasaas kaga duleesheene

Isagoo dam iyo dhiig leh oo dogob ahoo mayd ah
Dadkii uu nebcaa iyo Kufribaa daawasho u yimide
Daacsiyo ihaaniyo Cag baa loogu siidaraye

Nasab hadaad Duriyadeed Tihiin kama dareerteene
Maydkiisa Daahira markii dibadda loo jiiday
Nimankii dilkiisii qirtiyo idinka duunkiina

Kolkii aaska loo diiday waa wada dul joogteene
Ma Damqane jirkiinii kolkaas waa ku digateene
Ma Duugoobin Qaybdiid Lafuhu waana duxayaane

Duur looma jabin geesigii Dirirta waynaaye
Kunkale oo Ciyaar lagu dilay iyo dawgal baa jiray
Oon deer deero u hardiyin sida digaagii

Isagoo dulmiga aad qabtaan dood ka celinaaya
DaŽdii uu ahaa Farax baa Jeelka loo diraye
Haddeeru siduu dilay Arwaax dibadda Meeraaye

Loo diid durriyaddu dhaliyo Duunyadu dhaqaye
Gobannimo Duqii Cali Bahdoon Doonisteed Dhimaye
Talefoona waa kuu dawakhay doorki uu yimide

Dacwo iyo wuxuu hadal yaqiin idinka dayn waaye
Waxbadan baa karbaash lagu dirqiyey duq iyo wiilkiine
Nin Garkii Camuud loo daray oo dabada loo xayday

Oo ulo dubka iyo jiirka suga lagu daliigaayo
Oo Kuman dadkiisii ahaa daawasho u joogto
Oo aan la diirine farxaan lala dareeraayo
Waa dabac idiin gooniya oon duulna waafaqin

Dadkii Awoowayoosh noocaa ahaayeen taariikhdaas foosha xuna uga tageen hadal ma u banaan yahay iyo been ay soo xardhaan?
 

Webmaster.. Badow